Home Afsomali Abwaan Nageeye oo dhawaan Jilib iska xaadiriyay ayaa lagu dilay …

Abwaan Nageeye oo dhawaan Jilib iska xaadiriyay ayaa lagu dilay …

Abwaan Nageeye oo dhawaan Alshabaab ku biiray ayaa lagu dilay dagaalada ka hol-caya Gobolka Shabeelaha dhexe Sida uu shaaciyay masuul ka tirsan   Maamulka Hirshabell

wuxuu bartiisa acebook ku soo qorey in Abwaan Nageeye lagu dilay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay degmada Alkowsar kadib weerar ay soo qaadeen Alshabaabka.

“as abwaan nageeye ahaa waxa ku cibaadeystay geesiyaasha qaranka waxa uuna ku ruux baxay Degmada Alkowsar”ayuu yiri masuulku

Dhanka kale wali wararka madaxa banaan ayaa  xaqiijinaya warka Hirshabelle ka soo baxay kaasoo ah inay dagaal ku dileen Abwaan Nageeye oo dhawaan Jilib iska xaadiriyay

isagoona cadeystay inuu ku biiray Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.