Home Afsomali Aqriso sacuudiga oo daldalay 4 somali ah iyo magacyadooda

Aqriso sacuudiga oo daldalay 4 somali ah iyo magacyadooda

Deg deg Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sucuudiga ayaa shaacisay in la del delay 4 nin oo Soomaaliya ka soo jeeda kuwaas oo ku eedaysan in ay dalkaas geliyeen Maandooriyaha Xaashiida loo yaqaanno.

Afarta Dhallinyarada ah ee dilka lagu fuliyey ayaa kala ah;

1- Madamed Beddal Aadan Faarax
2- Cabdi Nuur Axmed Yaasiin Sheekh
3- Maxamed Cawil Axmed Cali
4- Cabdiraxmaan Xasan Cabdi.

Marka laga yimaaddo afarta dilka lagu fuliyey, waxa xabsiyada Sucuudiga ku jira dhawr iyo afartan kale oo dil ku xukuman kuwaas oo dhammaantood Soomaaliya ka soo jeeda loona haysto Daroogo ay tahriibinayeen.
Dowlada Somaki ayaa horey u sheegtay in maxaabiistaa ay dowlada sacuudiga kala xaajootay balse waxba iskama badalin xakunta waxay horey u ahaayeen 45 hadana waxaa ku harey qeybta dil sugayaasha ilaa 40 kale
Carafaat somali tv 5 ta Somalia

Muse Mahmud Jiisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.