Home Afsomali Dhageyso Gaas Deeqaha turkiga Puntland ma gaadhaan

Dhageyso Gaas Deeqaha turkiga Puntland ma gaadhaan

Madaxweynaha maamul Goboleydka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay inay ka fiirsanayaan Deeqaha uu bixiyo Turkiga haddii Turkiga uusan mashaariicdiisa Soomaaliya si iman uga fulin dalka, isagoo haatan ku eg kaliya Muqdisho iyo Gobolada koofurta Somaliya .

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inuu safiirka Turkiga kula kulmay Xamar oo uu u sheegay inay mashaariicdooda gaarsiyaan Puntand isagoo madaxweynaha maamulka Puntland  xasuusiyay safiirku inay horey u balanqaadeen in hay’addooda xarumarinta ee TIKA xafiis weyn ka furanayso maamulka Puntland.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.