Home Afsomali Maxkamada Gobolka Banaadir oo warqad soo qabasho ah u Jartay masuulkii ugu...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo warqad soo qabasho ah u Jartay masuulkii ugu horeeyey ee Xildowladeed haayey

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saaryay warqad lagu amrayo in lasoo qabto maxkamadna lagu horkeeno Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Cali Yuusuf , oo dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay.

Xeer ilaalinta Qaranka ayaa warqad ay usoo dirtay Maxkamada gobolka Banaadir uga codsatay in ay u jarto warqad soo qabasaho ah Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Cali Yuusuf oo lagu eedeeyay musuq maasuq




Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.