Home Afsomali Kismaayo 30 ka tirsan ciidamada baambayda oo lagu dilay qarax loogu aasay...

Kismaayo 30 ka tirsan ciidamada baambayda oo lagu dilay qarax loogu aasay goob ay tijaabo ku sameynayeen

 

Qarax miino dhulka loogu aasay ayaa waxaa ku geeriyootay tiro gaaraysa 30 ka mid ah kooxdii baambayda ciidsnka waxaana dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen ilaa 6

Ciidamada qaraxa lala beegsaday ayaa ahaa kuwii la doonayey in musig u tumaan madaxweyne famaajo oo maalin ka dib ku beegan magaalada kismaayo
Qaraxa ayaa ahaa mid loogu aasay goob ay ciidankaani ku sameyn jireen tijaabooyinka

Qaraxa ayaa lagu Laayay Ciidamada Bam bayda ee Dowlada Soomaaliya oo Lagula eegtay magaalada Kismaayo.

Qaraxa ayaa ka dhacay goob ay ku sugnaayeen Ciidamada Music u Qaabilsan Soo dhawaynta Madaxda dowlada.

Inta la xaqeejiyay ku dhawaad 30 ruux ayaa ku dhintay Qaraxa waxaana ku dhaawacmay dad ku dhaw 10 kale oo ciidama ah.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Halkaasi lagu Qarxiyay ay Ahaayeen Ciidamo la geeyay Kismaayo si ay usoo dhaweeyaan Madaxwayne Farmaajo oo Halkaasi ku wajahan.

Laamaha amniga jubbaland ayaa dad gaaraya Boqollaal Ruux usoo qabtay Qaraxii maanta ka dhacay Kismaayo oo lagu Qarxiyay Ciidamada Bambayda loo yaqaano.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.