Home Afsomali Dhageyso wareysiga duuliye sare Asli Xasan – Calansida – oo ah...

Dhageyso wareysiga duuliye sare Asli Xasan – Calansida – oo ah gabadhii ugu horeysay ee diyaarad dagaal ( Miig ah ) kaxeysa

 

 

Duuliye sare Asli  waxaa ahayd gabadhii u horraysay ee Soomaaliyad ah ee noqota duuliye ka tirsan ciidamadii cirka ee Soomaaliya.

 

Duuliye Asli Xasan Cabaade ( Asli Calansida ) gabar ku dayasho Mudan dalka iyo dadka soomaaliyeedna magac iyo maamuus ku leh Asli waa gabadhii ugu horeysay Afria oo diyaarad kaxeysa

Asli oo haatan degan magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalka Marakanku, waxay markii u horraysay diyaarad ay iyadu duuliye ka tahay kicisay 9-kii bishii Sebtember 1976  waxaanay ku dhiirri gelisa hablaha Soomaalida ah in ay bartaan xirfadaha gaarka ah ee ay duuliyenimadu ka midka tahay, BBC Cabdiraxmaan Bidhaan aya waraysigan la yeeshay.

Ethiopia waxay gabadhii ugu horeysay duuliye Noqotay 2010 kii

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.