Home Afsomali Dowlada soomaaliya oo Qorsheyneysa soo daabicida lacago cusub oo uu dalku yeesho...

Dowlada soomaaliya oo Qorsheyneysa soo daabicida lacago cusub oo uu dalku yeesho mudo 25 sano ka dib ah

Dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtay in ay sanadkan qorshenayso in ay daabacato lacagtii ugu horaysay oo rasmi ah muddo ka badan 25 sano.

Waxay qorshenaysaa in lacagtaasi ay soo bandhigto dabayaaqada sanadka, waxayna daabacaadeeda ku bixinaysaa lacag gaaraysa 60 milyan oo doola

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.