Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigay Daljirka Daahsoon, Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigay Daljirka Daahsoon, By Somalisan News - June 26, 2017 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa manta oo ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon munaasabadda 26ka Juun aawgeed