13 maxbuus oo loo haystay dambi fudud oo mudo ku xirnaa xabsiga dhaxe ee xamar ayaa waxaa cafis u fidiyay madaxweyne farmaajo farxada ciida awgeed
Madaxweynaha oo warbixin ka dhageystay gudi u kuurgalayo arinta xabsiga xamar oo aad loga dayriyay ayaa farxada ciida awgeed cafis ugu fidiyay 13 maxaabiista ah oo dambi yar yar loo haystay kuwaasi oo sanado kala duwan ku xukunaa
Xabsiga dhaxe ee xamar waxaa ka dilacay cudurka suban biyoodka waxana ugu dhintay maxaabiis halka kuwa kale ay la il daran yihiin cudurka oo xabsiga faro ba’an ku hayo