Wariye Maxsmed Aweys Muuday boqorka bartamaha iyo maxaabiis kale oo soomaaliyeed ayaa la filayaa in laga sii daayo xabsiyo ku yaal dalla Ethiopia .
Warar ka imaanaya magaalada adis ababa ayaa tibaaxaya in halkaasi uu shir uga socdo madada wadamada Africanqaarkood
Shirka waxaa soomaaliya uga qeybgalaya Raiisal wasaare Xasan Cali kheyre waxaana looga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin xaalada dhalinyarada wadamada african maxaabiista jeelasha ku jidha .
Inta la caqiijiyey waxaa dhawaan dalkaasi diyaarad looga soo qaadayaa ilaa 120 qof oo dalkaasi maxaabiis ahaa ugu xiran kuwaas oo loo heysto danbiyo kala duwan .
Maxamed Aweys Muuday ayaa la sheegay in maxda dowladihii kala duwanaa ee dalka soo maray ay ku guuldsreysteen sii deyntiisa in uu ka mid yahay tirada la sii deynayo
Raiisal wasaaraha dalka Xasan Cali kheyre ayaa la leeyhay wuxuu u galay galaangal ka badan midkii hore.
Wariye Maxsmed Aweys Muuday ayaa Maxkamad ku taal Magaalada adis ababa ku xukuntay 27 sano oo xabsi ciidan ah ka dib markii la sheegay in lagu helay danbi ah argagixisonimo
Wuxuuna xabsuga ku jiraa in ku dhow 10 sano
Sideynta ayaa saameyn ku yeelan doonto maxaabiis badan oo ku kala xiran inta badan wadamada africa