Qeys Soomaaliyeed oo u mahadceliyey Maxkamda Gobolka Banaadir ka dib dhul goof ah oo ay sheegeen in ay leeyihiin oo Mudo 5 sano ah muran badan ku jira
qoyskaan oo shir jaraid saxaafada u qabtay ayaa faahfaahiyey ujeeda kulanka ay u qabteen waxayna sheegeen in ay ku faraxsan yihiin go.aanka iyo Xukunka ay riday Maxkamada Gobolka Banaadir
Nuqul ka mid ah Xukunka maxkamada ka soo baxay oo ay warbaahinta u qeybiyeen ayaa sidaan u qoraa .
JAMHUURIYDDA SOOMAALIYA MAGACA UMMADDA SOOMAALIYEED MAXKAMADA GOBOLKA BANADIR
XUKUNKA MAXKAMADDA
1 Maxkamadda Gobolka banaadir waxay xukunta dhul goof ah ee ku yaal xamar dagmada yaaqshiid gaar ahaan daru-salaam sohdimihiisuna kala yihiin bari ;dhulka CaliMuudeey gaab ,koofur dhulka Xasan dhagey ,galbeyd dhulka Cumar Axmed Ducaale ,waqooyin dhulka Reer cabdulle Afrax in ay leeyihiin dacwoode : Maxamed Axmed Walaal :Muqtaar Axmed Walaal :Cabdi Axmed Walaal :Shuluqo Axmed Walaal :iyo mTaliso Axmed Walaal .
2 Maxkamadda Gobolka banaadir waxay ka xakuntay Faarax Muuse Maxamuud Milkiyadda dhulka tilmaamihiisu kor lagu so sheegay .
3 Xukunka wuxuu dhacay 08-05-2017.
2 Maxkamadda Gobolka banaadir waxay ka xakuntay Faarax Muuse Maxamuud Milkiyadda dhulka tilmaamihiisu kor lagu so sheegay .
3 Xukunka wuxuu dhacay 08-05-2017.
4 Ciddii aan ku qanacsaneyn waxaau furan racfaan mudo 30 maalmood ah.
waxaana xakunka ku saxiixay
.Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka banaadir Porf :Aweys Sheikh Cabdulaahi Wehliye
iyo Kaaliayaha maxkamada Gobolka
Cabdulaahi Xasan Canshuuur
Xubanaha shirka jaraid ka hadlay ee Milkiyada Dhulka Loo Xakumay ayaa waxaa ay kala ahaayeen Maxamed Axmed Walaal Carabey Axmed Walaa iyo Maxamed Maxamuud Axmed oo marqaati ka ahaa dhulka uuna sheegay ilaa yaraantiisii in ay deris aahaayeen
qoyska ayaa wajiyadooda laga dareemayey sida ay ugu faraxsan yihiin xakunka ka soo Baxay Maxkamada Gobolka banaadir
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view