Mashruuca oloolaha Nadaafada Gobolka Banaadir ayaa ka Bilowday dhamaan degmooyinka Magaalada Muqdisho waxaana kaqeybqaadanayey Qaar ka mid ah shacabka iyo Shaqalaha ku Nol 17ka dagmo ee uu ka kooban yahay Gobolkanii Banaadir .
Howlgalkaan waxaa ka dhex muuqday Masuuliyiinta Maamulka heer degmo iyo Heer Gobol waxaana saxaafada u faahfaahisay Maluuka Xaaji Dheere oo ka mid ah Ku xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir
Makuulka ayaa ku dheeraatay sharaxaada ujeedka iyo danta laga leeyahay ololaha Nadaafada gobolka ay xustay in ay tahay udiyaar garowga In muqdisho Noqoto Mid dib u heshayy Bilicdii ay horey u lahaan jirtay
maluuka ayaa mudo Cayiman u qabatay dadka deenaanka iyo Ganacsatada waxayna ku hanjabtay Maluuko in ay Ganaax Lacageed mutaysan doonaan cidii lagu arko Qashin iyo uskag agteeda yaal .
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dadaal ugu jira sidii uu mar uuna uga sifeyn lahaa malyuumaadka tan ee Qashin kaasi oo dhex ceegaaga Magaalada Muqidsho Xili aanan maamulku Bixinin Koronto iyo Biyo Nadiif ah
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view