Home Afsomali abaabulka Mooshin ka dhan ah Xkuumada Xamse oo si xowli ah Muqdisho...

abaabulka Mooshin ka dhan ah Xkuumada Xamse oo si xowli ah Muqdisho uga socda 

Sida ila wareedyo hoose aan ku heleyno ayaa sheegaya in Sanduuqyada Mooshinada ay si xawli ah ku furmaya, Hotelada iyo guryaha labo saxiix baa is garab socda, kii Nairobi ee kal hore la shiiqiyey ayaa hulaaqaya.

Mid kamid ah, Xukuumadda iyo Ra’iisulwasaaraha ayuu ku wajahan yahay, midna Guddoonka gaar ahaana Gudoomiye Aaden Madoobe, qolo kasta wali hoos bay u hadlaysaa.

Aaden Madoobe, ayaa hadda la shirsan Madaxweyne Xassan Sheekh oo uu kala hadlayo, sida uga badbaadi karaan mawjadahan siyaasadeed, fadhiga Isniinta ee golaha ayaa cabsi laga qabaa in ay ka hadlaan xildhibaanada qaarkood oo ay codkooda muujiyeen.

https://www.facebook.com/Qolka-Musejisow-157399570949623

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.