Abwaan Nageeye oo dhawaan Alshabaab ku biiray ayaa lagu dilay dagaalada ka hol-caya Gobolka Shabeelaha dhexe Sida uu shaaciyay masuul ka tirsan Maamulka Hirshabell
wuxuu bartiisa acebook ku soo qorey in Abwaan Nageeye lagu dilay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay degmada Alkowsar kadib weerar ay soo qaadeen Alshabaabka.
“as abwaan nageeye ahaa waxa ku cibaadeystay geesiyaasha qaranka waxa uuna ku ruux baxay Degmada Alkowsar”ayuu yiri masuulku
Dhanka kale wali wararka madaxa banaan ayaa xaqiijinaya warka Hirshabelle ka soo baxay kaasoo ah inay dagaal ku dileen Abwaan Nageeye oo dhawaan Jilib iska xaadiriyay
isagoona cadeystay inuu ku biiray Alshabaab.