Home Afsomali Ururka haweenka Qaranka oo Waxba kama jiraan ka dhigay isla markaana...

Ururka haweenka Qaranka oo Waxba kama jiraan ka dhigay isla markaana beeniyey in ay doorasho ka dhacday ururkaas (DAAWO SAWIRADA )

Madiino maxamed Warsame ” Goonyare “Gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka Qaranka Somaliyeed oo shir jaraid ku qabatay xafiiskeeda magaalada Muqdisho ayaa beenisay doorasho ka dhacday dibada aqalka ururka haweenka  .

Madiino ayaa ku tilmaamantay kooxd  fowldo wadayaal ah  isla makaraana sameeyey doorasho ku sheeg been abuur ah waxayna xustay in aanay ka war qabin maamulka ururka haweenka qaran iyo midka Gobolka banaadir.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.