Home Afsomali Adiga Inta aadan isu diyaarin in aad cid u hiiliso ama aad...

Adiga Inta aadan isu diyaarin in aad cid u hiiliso ama aad koox ka hiiliso isweydii 7 SU_aal?

1 ugu horeyn maxaad ka cabaneysaa ?,,
2= kuwa iclaamshay banaanbaxa ama aad difaaceyso  iyo adiga xiriir nuucee ah
ayaa idinka dhexeeya ? ,.
3=hadii uu farmaajo baneeyo kursiga adigu maxaad heleysaa ama aad noqoneysaa ?,
4=yaa kaa bixinaya bajaaj raaca aad ku tegeysid daljirka daahsoon  ama goobaha kale ee shirarka lagu qabanayo?,
5- hadii dhaawac kugu soo gaaro jeebkaaga iyo jeebka ehelkaga aan aheyn oo kaa bixinaya kharashka isbitaalka miyaa jira ?,,
6= hadii aad ku dhimato waxaa Kudhimatay Mataqaan ?,
7-si degan ufeker farmaajo culeys nuucee ah ayuu kugu hayaa mucaaradku balanwaadkee ka heysataa
inta aadan banaan bixin ama shir iyo dagaal aadan galin  ?,, Ujeedada ujeedkaagu muxuu yahay

Mala socotaa in waxa la isku haayo yihiin  kursi radis n8mo.hanoqon Jaranjaro
kursiga lagu fuulo hadhoowna la soo tuuro misharaxii Madaxweyne noqdo ama haduu farmaajo soo noqdo

Maxaa dalka ka noqoneysaa ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.