Home Afsomali Afgooye biyaha Webiga ayaa qaaday

Afgooye biyaha Webiga ayaa qaaday

Qoysaskii ka barakacay fatahaadda Sh hoose oo gargaar la gaarsiiyay markii labaad ayaa waxaa ka faaiideystay ilaa 100 qoys oo ka mid ah kuwii ku haboonaa waxaana hubinayey qaabka qeybinta gudoomiyaha Gobolka Sh Hoose kuxigeenadiisa iyo Maamulka Dagmada Afgooyeb

waxaa weli ka taagaan dagmada afgooye iyo Deegaanada ku teedsan Saameynta uu ku yeeshay fatahaada Webiga Shabelle oo daadadakiisu dhamaan xaafadaha dagmada si siman u gaarsiiyey

masuuliyiinta Goobta ka hadashay ayaa waxaa ka mid ahaa hadaladoodii sidaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.