Home Afsomali (Akhriso) Digniin laga soo saaray xaalad Halis ah oo kusoo wajahan magaalada...

(Akhriso) Digniin laga soo saaray xaalad Halis ah oo kusoo wajahan magaalada Baledweyne 

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa soo saartay digniino ku aadan in fatahaad qasaaro  badan geysta uu wabiga Shabelle ka sameeyo Magaalada Baledweyne iyo deeganada ku xeeran.

Qoraal kasoo baxay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa lagu sheegay in sare u kaceen biyaha wabiga Shabelle ee mara magaalooyinka Baledweyne iyo Jowhar lagana cabsi qabo in fatahaadyo xooggan geestaan.

Waxa ay sheegeen hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka in suurto gal tahay in 96 saacadood gudahood wabiga Shabelle ku fataho magaalada Baledweyne uuna halkaasi ka geesto khasaaro badan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.