Home Afsomali Akhriso RW Cumar oo Amrey in yeelo Codsigoodii odayaasha Somaliland ee ahaa...

Akhriso RW Cumar oo Amrey in yeelo Codsigoodii odayaasha Somaliland ee ahaa inay doorashada ku qabsadaan Xerada Xalane

raiisal-wasaare

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Raisul Wasaaraha xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa soo saaray qoraal uu ku dalbanayo in doorashada xubnaha labada aqal ee gobolada woqooyi lagu qabto xarunta ciidamada AMISOM ee Xalane Si aan loo Musuq Maasuqin .

Guddiga doorashooyinka heer federaal iyo kan gobolada woqooyi ayaa u qoondeeyey in xubnaha labada aqal ee ka soo jeeda Somaliland lagu doorto xarunta gaadiidka Booliska ee Muqdisho.

Hase ahaatee talaabada doorashadan loogu wareejinayo xarunta Xalane ayaa waxaa la sheegay iney salka ku heyso loolan adag oo ka dhex jira madaxda sare ee dalka kuwaasoo doonaya iney saameyn ku yeeshaan xildhibanaada ka imanaya gobolada woqooyi.

Qoraalka ka soo baxay raisul wasaaraha Somalia aya u qornaa sidatan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.