Home Afsomali Amar askarta lacago looga jaraayo kii diidane la eryayo oo ka...

Amar askarta lacago looga jaraayo kii diidane la eryayo oo ka oo baxay taliska ciidanka Asluubta

 

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Craxmaan Aadan ayaa amray in liiska ciidanka Asluubta laga saaro, askarigii iyo sarkaalkii diida in mushaarkiisa bishaan Juun laga jaro lacag uu taliska soo rogay oo u dhaxeysa 200$ ilaa 10$. Sababta ayuu ku sheegay in lagu dhisi doono xarumaha ciidanka, balse waxaa jirta Miisaaniyad gaar ah oo ay dowladda Soomaaliya u qorsheysay dhismaha xarumaha ciidanka iyo kuwa dowladda.

Ciidanka Soomaaliya ayaa qaata mushaar aad u yar iyadoo ay ku geedaaman yihiin daruufo kala duwan, halka ciidanka qaarna bil kasta ay iska jaraan lacag loogu talagalay carruurta agoonta ah ee saaxiibadood.

Askarigu xaq maloogu leeyahay in Mushaarkiisa la jarto, haddii uu diido ama daruuf sheegto la ruqseeyo?

https://www.facebook.com/Qolka-Musejisow-157399570949623

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.