Home Afsomali Amarkii wadooyinka lagu xirerayey oo la laalay.

Amarkii wadooyinka lagu xirerayey oo la laalay.

wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa isu furan ka dib markii uu dhaqan gali waayey amarkii uu bixiyey maamulka Gobolka ee ahaa in wadooyinka la xirayo labada maalmood ee soo socoto

warka wado xirista ayaa sheegayey in la geyn doono ciidamada nabadsugida la joojiyey isu socodka .inta ay socoto xaflada caleemo saarka madaxweynaha

arintu si kastabada ha ahaatee wadooyinka magaalada ayaa saaka ah kuwo isku furan oo aan laheyn jidgooyadii la sugayey

ma jiro amar danbe oo la shaaciyey kaasi oo sheegayey in laga Noqday amarkii hore ee wado xirista aha

qudbadii madaxweyne Faramaajo ayaa waxaa ku jiray balan qaad ahaa in aan marna wadooyinka magaalada Muqdisho loo xiri doono tas ayeyna u badan tahay in ay dhaqan gashay.

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.