Home Afsomali ANSIXINTA TODOBA (7) KA MID AH SAGAALKA (9) XUBNOOD EE GOLAHA ADEEGGA...

ANSIXINTA TODOBA (7) KA MID AH SAGAALKA (9) XUBNOOD EE GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA

Federal Republic of Somalia
Office of the President

XEER MADAXWEYNE LR. 357 TAARIIKH: 30/12/2020
ANSIXINTA TODOBA (7) KA MID AH SAGAALKA (9) XUBNOOD EE GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA
MADAXWEYNAHA J.F.s,
MARKUU ARKAY:
MARKUU ARKAY:
MARKUU ARKAY•. Qodobada 87aad, 90aad iyo 112aad ee Dastuurka KMG ah
Sharci Lr. 28 soo baxay 08/07/2014 kuna saabsan sharciga Dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka
Tix-raac Qaraarka Golaha Shacabka : GSH/B-10/34/20, taariikh
16/11/2020 kuna saabsan Ansixinta Todoba (7) Ka Mid Ah Sagaalka (9)

Ansixinta Tobada (7) ka mid ah Sagaalka (9) xubnood ee Gola Adeegga Garsoorka

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here