Waxaa dib uga bilabaneysa mar kale ay magaalada
Muqdisho Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliya waxaana la dooran doonaa 3 kursi xubnood .
Siyaasiyiin lasoo shaqeeyay Dowladihii KMG ahaa.Musharaxiinta uu loolanka u dhexeeyo ayaa kala ah:
Doorashada xubnaha Aqalka sare Musharaxiinta u taagan ee tartarku u dhaxeeyo ayaa kuwo muuqdo siyaasiyiin howlo kala duwan dalka ka soo qabtay
Waxaa kursiga 1aad ku tartami doona
1-Xuseen Ceelabe Faahiye
2-Maxamed Aadan Waaberi
3-Axmed Cabdi faahiye
4-Ayuub Ismaaciil Yuusuf.
Kursiga 2aad waxaa ku tartami doona
1-Hodan Abuukar Xasan
2-Deeqo Xasan Xuseen
3-Amran cilmi fariid.
Kursiga 3aad waxaa ku tartami doona
1-Cumar Maxamed Aadan
2-Nuuro Faarax Jaamac
3-Caasho Axmed Cabdalaah.
Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi, ayaa sheegay in gudaha Asbuucaani lasoo
gabagabeyn doono Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.
Waxaana weli qabyo ah xubnaha reer banaadirada oo aan la soo dhameystirin weli
https://youtu.be/_JzDaxj-c6c
https://youtu.be/_JzDaxj-c6c
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0