Home Afsomali Aqriso Madaxweyne Waare oo Wareegto ku sameeyey xilka qaadis iyo Magacaabid

Aqriso Madaxweyne Waare oo Wareegto ku sameeyey xilka qaadis iyo Magacaabid

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilka looga qaadaY shan ka mid ah golihiisa wasiirada.

Sidoo kale, wareegtada ayaa lagu magacaabay wasiiro kale oo bedelaya kuwa xilalka laga qaaday, lamana oga sababta keentay in wasiiro intaas la’eg mar kaliya xilka laga qaado.

waare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.