Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoonka Golaha Shacabka ayeey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.
gudoonka ayaa ka cayriyay guud ahaan gudiga Sadexdii nin ee ugu sareeysay
Xildhibaan Cali Cabdi Cusmaan oo ahaa gudoomiyaha gudiga maaliyada
Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin oo ahaa gudoomiye kuxigeenkii guddiga iyo
Xildhibaan Cabdullahi maxamed nuur Oo ahaa Xoghayihii Gudiga
gudoonka ayaa gaaray go-aan ah in sadexdaan shaqsi laga saaro guud ahaan gudiga