Xukunka ay soo saarta maxkamada Goldogob ee indhaha soomaalidu wada eegayeen
Xukunkii si fiican buu u dhacay.
Sidaan baana loo kala xukumay.
1-Shirwac Jamac Junle: 200 oo jeedal, 10 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
2-Yaasir Maahir Xaashi, 200 oo jeedal, 8 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
3-Ayaanle wale, 100 jeedal, 7 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
4-Yaxye Awkax, 100 jeedal, 6 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
5-C/risaaq Xoosh Jibriil, 100 jeedal, 5 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
Markii jeedalka la fuliyayna horay baa gaari loogu qaaday si ay xabsiga ugu qaataan Garowe.
MAASHAA Alaah.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0