Home Afsomali Askar dagaalkii 77 Ethiopia qabatay oo hada jeelkaas ka soo baxay

Askar dagaalkii 77 Ethiopia qabatay oo hada jeelkaas ka soo baxay

Dowlada uu madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo hogaamiyo waxaan ugu baaqayaa inay u yeedho oo ay maamuusto askartan ka mid ahayd kuwii ka qayb galay dagaalkii 1977 oo dhawaan dib looga helay xabsiyada Ethiopia kanasoo baxay.
Mohamed Askar iyo Abdirahmaan Bahdoon waa laba askari oo dhowaan mediyaha lagu arkay iyagoo lawado oo ay duruufo adagi ka muuqdaan. Arrintaasi hadii ay run tahay waxan fariin u dirayaa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ku simaha raysa Hil wasaaraha Mahdi Guleid Khadar inay nimankaas maamuusaan oo bal marka hore u yeedhaan oo ay la kulmaan.
Weliba hadii aysan iyagu wax siinayn dadka Soomaaliyeed ayaa garab joogsanaya ee inay u casumaan oo ay bal u yeedhaan marka hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.