Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Afhayeenka golaha baarlamanka oo la taliye u magacaabay masuul dhawaan xilka...

0
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo La taliye u Magacaabay Taliye ku Xigeenkii Hore ee Nisa ee Shaqada Laga Eryay. ‘Waa arrin Soomaaliya kaliya ka dhacda Nin...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Kormeeray Dekadda Muqdisho

0
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay dekadda Muqdisho, isaga oo u kuur-galay habsami u socodka howsha dekadda. Ra’iisul...

Dhageyso Booliska Soomaaliya Oo Muqdisho Ku Qabtay Rag Hubeysan

0
Ciidamo ka tirsan kuwa  Booliska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Saldhiga Galbeed ayaa waxa ay howlgal ay ka sameeyeen xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ee...

VIDEO Zakariye Muxudiin oo helay Shaqo Somalidu ku yar tahay helitaankeedu

0
https://youtu.be/kIOIc4_Kgh8 Bal ka waran hadii adigoo maanta ka shaqeeya tukaan haddii aad berinna noqoto dhar-xayeeysiye caan ah. Zakaria Cali oo 20 Jir a

Sacuudiga oo soo saaray magacyada Xujeyda Soomaalida ah ee ku geeriyootay...

0
Wararka naga soo gaaraya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku warramayaa in illaa 2 Xujey Soomaali ah shalay ay ku Geeriyootay dalkaasi, kadib isbuurasho...

koox aan heybtooda la garaneyn oo Muqdisho ku dishay wiilal walaalo...

0
Koox hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in ay  dilal qorsheysan ay ka geysteen gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Waxaana la sheegay in dilalkaasi loo...

Magaalada ceelbuur Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday...

0
https://youtu.be/VWcLH20wauA https://youtu.be/T_iY50WRRQY https://youtu.be/GRvkI7fDAAA Alshabaab iyo dad Shacab ah o si wanaagsan ugu wada ciiday ceelbuur Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgduud waxay kamid tahay magaalooyinka sida weyn looga dabaal...

Showgii ay royal plaza ka dhigayeen seeraar iyo xariir risaas...

0
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa is rasaaseyn xalay ka dhex dhacday show ka dhacaayay magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgalyeen ku...

Madaxweyne farmaajo oo farxadda ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga oo...

Full VIDEO RW Khayre oo shacabka Soomaalida ugu baaqay iney ka...

0
https://youtu.be/GRvkI7fDAAA Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo salaadda ciidda kadib shacabka Soomaaliyeed kula hadlay Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay in...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com