Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Dowlada Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Garsoore laaluush ku eedeysanaa oo ka...

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay Kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu eedeeyey qaadasho laaluush. oo ahaa Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadir...

VIDEO Hadalkii Cabdi iley iyo Jiigjiga halkaan ka daawo iyo wararkii...

0
https://youtu.be/jyKQ_KeDUpE Xaaladda magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa inkastoo ay degenayd xalay cawayskii, haddana waxa laga dareemayaa cabsi iyo jaho-wareer. Waxa magaalada...

VIDEO Xasan Cali Kheyre oo magacaabay wasiiro buuxiya wasiiradii ka dhimanaa...

0
https://youtu.be/gcYN1I82sw0     Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magacaabay xubno wasiirro ah oo ka mid noqon doona Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka...

Mugadishu Iska horimaad hubeysan oo ka dhacay Saybiyaano ilaa Suuqa beerta...

0
War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamada amaanka goordhaw meel ku dhaw daarta Saybiyaano ee degmada Hodan ku toogteen rag...

VIDEO Darawalada Mooto bajaajta Muqdisho oo soo dhaweeyey Go.aanka dhimista qarashka...

0
https://youtu.be/rG1LE0k3eSs https://youtu.be/cIJKbACS7ho Bajaajta ama muuto dhugdhuleyda  ee sedexda lug leh  waa  adeega gadiiid ee ugu fuduud  ee aad lehi karto markaad joogto magalada caasimad ah ee...

Switzerland oo afarta adin ee eeyaha kobo ugu xireysa

0
Booliska magaalada Zurich ee Switzerland aya ka codsaday dadka eeyaha leh in ay kabo uga galiyaan kulaylka xad dhaafka ah ee dalkaas ka jira. Hay'adda...

Warmutiyeedka shirka garawe iyo hanaanka Afarta tubood

0
Ethirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad gobaleedka Puntland oo uu shir-gudoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa...

Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood.

0
Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood. Nabi MUXAMED (SCW) waxa uu yiri: Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood,waxayna kala yihiin sidan...

Raiisal wasaare Abii Axmed Somalidu qoondo ahaan shiidaalka waxay ku leedahay...

0
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada dadka deegaanka Soomaalida...

Full VIDEO Qudbadii Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ee Arday Ka...

0
https://youtu.be/dTgsRFLI-k8 https://youtu.be/6d2Ok8FtYvw y     Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin-jebisay kulyadaha kala...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com