News Somalisan
warka Somali galbeyd Caruur, Haween iyo waayeelba ka qaxay deegaanada ay...
Dagaalada ayaa intooda badan waxaa ay ka socdaan dhulka somali galbeyd sida magaalooyinka ay ka mid yihiin mooyaale baabili iyo bambaas shiniile afdheer nageyle...
Xog Xasaasi Ah: Yaa Fududeeyay Weeraradii Al Shabaab Ee Horraantii Bishaan...
Waxaa isasoo taraya xogaha ku saabsan taliye ku xigeenkii NISA Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo dhawaan shaqo joojin lagu sameeyay in uu ku jiro...
VIDEO Ololole lagu qabqabanayey Caruurta Darbiyo jiifka kooliistayaasha iyo garaabiistayaashada
https://youtu.be/BoJD1e5EEa4
Ololole lagu qabqabanayey kana dhan ah caruurta darbiyo jiifka kooliistayaasha iyo garaabiistayaashada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho .
waxaana howshaan loo xilsaaray saraakil iyo ciidamo...
Dhageyso oromo soo duushay What is the role of the Oromo...
Qadiyada dagaalka oromada iyo Somalida kilinka 5aad qof kasta ayey taabaneysaa ee maxaa kaal gudboon ?
xuduud beenaadka deegaanada Ethiopia dagaalada ka socdo waa kuwo...
SOMALIA TRADE MARK – CAUTIONARY NOTICE BARILLA
SOMALIA
TRADE MARK - CAUTIONARY NOTICE
_______________________
BARILLA
NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trade mark is the trade mark of:
Barilla G. e R. Fratelli - Società...
VIDEO Kheyre oo ka Warbixiyey Ujeeda safarkiisa iyo sababatii uu...
https://youtu.be/SRzHixTX8Bs
Jaaliya Zaambiya & Qiirada kheyre
Ra’iisul Wasaaraha JFS Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Zambia kuwaas oo uu...
Xafiiskii Taliye ku xigeenka koowaad ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo la...
Xafiiska Taliye ku xigeenka koowaad ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed Gen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa xalay loo dhacay iyadoo la burburiyey qalabkii Xafiisk, dokumentiyadii...
The National Somali Security Committee meeting on Mogadishu
The National Security Committee meeting on Mogadishu tonight issued a statement on the security of the capital and the port of Mogadishu.
President J.F.S Mr....
VIDEO Xukunka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida
https://youtu.be/siL2s7ocHDE
ka dib xiliyo kala duwan oo ay Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedda loo heysto 18-askari oo horey uga tirsan Guutada 14ka October ee...
Dhageyso Feysal Waraabe galeyr iyo Farmaajo oo ka wada hadlay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa wadahadal xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Brussels ee dalka Biljamka.
Wada hadalkaan ay yeesheen labada dhinac ayaa waxaa...