News Somalisan
Qarax miino oo lagu dilay masuul ka tirsanaa maamulka Koofur galbeyd
Gudoomiyihii hore ee Degmadda Qorleey, Gobolka Shabeelaha hoose Cusmaan Sheekh Cali Buraale ayaa maanta Qarax miino lagula beegsay Degmadda Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose,...
qaraxyo ka dhacay xarunta wasaarada arumaha gudaha ee 88 taalada sayidka
isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho waxaa galay rag Ku labisan ciidanka police ka oo qaraxyo ka bilaabay
Jugta qaraxan ayaa si weyn looga maqlay degmooyin...
The weapons and the desire to fight Al-Shabaab and help them...
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dowladda Soomaaliya u qoray warqad cabasho ah oo ku aadan dhibaatooyin amniga iyo Siyaasadda halis ku ah oo ka socda...
Full VIDEO Raiisal Wasaare Kheyre “Qabiilka Ummadda Soomaaliyeed ka Aqbali maayo...
https://youtu.be/V7CLw4aYvAM
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ee saldhiggoodu yahay...
VIDEO Fariinta Musharax Madaxweyne Aamina eelaay oo Noqotay Mida ugu...
https://youtu.be/77-jytM4iiE
Fariinta Musharax Madaxweyne Aamina eelaay oo Noqotay Mida ugu hadal heyn Badan
Musharax Aamina Maxamed Mursal oo ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxtinimo ee...
Full VIDEO Kheyre Qabyaalada Aan Qaranimo ku badalno laaluushkana iyo Musuqmaasuqna...
https://youtu.be/F9MhSQUW30g
Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay munaasabadda Dib u howl gelinta Machadka Isgaarsiinta Qaranka oo lagu qabtay...
VIDEO kkkk Muqdisho ugu imow ilaalada dhigista qashin xaafadaha iyo jid...
https://youtu.be/2JeT8CQWC1Y
Muqdisho ugu imow ilaalada dhigista qashin xaafadaha iyo jid cadayashada wadooyinka
Sida aan la socono qashinka inta uu kuu jiro ayuu cudurku kuu jiraa sidaa...
Oromada oo dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku qaaday...
https://youtu.be/VNVsE3RPUKA
Dagaal culus ayaa ka socdo gudaha magaalada Baabili oo ka mid aheyd dhulkii ay dowladii dhacday dagaalka ku qabsatay 77kii isla markaana maamul ahaan...
VIDEO Ismaaciil Hure Buubaa oo soo bandhigay sababta beelo gaar ah...
https://youtu.be/9ixeFn0ly3I
Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo Jagooyinkala duwan ka Soo Qabtay Dalka Marna Soo Noqday Wasiirka Arimaha Dibada Ee Somaliya haatana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka...