Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Duuliye gaashaanle Muuse Biixi Cabdi xildiid” Dowladeyda aad uma itaal...

0
Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee W/Galbeed ee Somalia, Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka AP, wuxuuna rajo ka muujiyey...

Muqdisho oo qarax qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala duwan...

0
  War hadda oo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda ah. Qarax ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka...

Madaxweynaha Dowlad Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo gaaray Magaalada ...

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi baladhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalada  Baladweye ee xaruta Gobolka Hiiran,Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladaasi...

Muqdisho Arday ku sumoowda jalaato ay cuneen oo dhaqtarka loola cararay

0
arday dhigata schuol ku yaal dhanka bari ee magaalada Muqdisho oo ku sumoobay jalaato lagu iibinayey afaafka hore ee dhismaha schuol ka waxaana u  schuol...

Faanadii hobalada waabari Sahra Axmed Jamac oo hargeysa xanuun ku haayey...

0
https://youtu.be/lxrwg72koqY waxaa goor dhowayd magaalada Hargeysa ee Somaliland ku geeriyootay fanaananadii Soomaaliyeed ee caanka ahayd, Sahra axmed jaamac, taasoo muddooyinkii ugu dambeeyay halkaas ku xanuunsanayd. Sahra...

AMISOM iyo gudoonka baarlamaanka oo isku afgartay in kulanka golaha...

0
Wararkii ugu dambeeyey ee arinta mooshinka LA xariirta ayaa sheegaya in masuliyada kulanka Golaha Baarlamaanka ay qaadeen saraakiil Ka tirsan amisom kuwaa oo u...

Buuloburte Lix Qof oo isku hal qoys ah oo Miino kula...

0
Ugu yaraan 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday miino waddada bartankeeda lagu...

Muqdisho Canshuurtii laga aruuriyey 3 bilood oo gaartay tiro aan la...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo iyo bogaadin ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka, kadib guul ay Wasaaraddu ka soo...

Maxamed C/laahi Madaxweyne Farmaajo oo codsaday in habka Dhaqaalo u...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi  Farmaajo ayaa codsaday in habka Dhaqaalo u raadinta Ciidanka Amisom ee ay wada jirka uga shaqeenayaan Midowaga afrika iyo Qaramada Midoobay...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com