Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Qormada wasiir Gacal :Kaalinta xukuumada ee mooshinka gudoomiye Jawaari

0
Xukuumadda & Barlamaanka Federaalku waa laba hay'adood oo kala madax-banaan, waajibka Barlamaan-kuna uu yahay; in uu Xukuumadda iyo Barnaamij-keeda ansixiyo, lana xisaabtamo, kalsoonida kala...

Full VIDEO Golaha Abwaanada oo runta ka sheegay Xaalada Murugada leh...

0
https://youtu.be/Tz5PZM2Phk4 Kulan Balaaran oo ay iskuugu yimaadeen xubno matalayey Golaha Abwaanada soomaliyeed  sida  suugaanleyda ku gaamurtay tiran guuurowga iyo gabadyada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho...

War deg deg ah Umadaha midoobay oo amar cad dul dhigay...

0
Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa qoraal u diray UN -ka, AU, AMISOM, Deeq bixiyayaasha iyo dhamaan Safiiradda Beesha Caalamka, qoraalkaa oo ahaa in Cod...

Dhageyso Goodax Bare cida Dalka qalqalainaayo waa ragii uu hogaaminayey...

0
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo Kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo ragii la...

VIDEO Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Wareysi siiyay Eryal tv Xafiiskiisa...

0
Xildhibaanka Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Wareysi siiyay Eryal tv Xafiiskiisa mqagaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in xal kale...

Dhageyso Cabdiwali Muudeey oo Sheegay Inuu Yahay Ku Simaha Sharciga ah...

0
Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Ibraahim Muuday oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa baaq u diray xubnaha...

Wararkii ugu danbeeyey Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaal...

0
Ciidanka wada dagaalamay ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa ay tababarto dowladda Imaaraadka Carabta ee degan Isbitaalka Xoogga dalka iyo ciidan kale oo Militari...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com