News Somalisan
VIDEO Maamulka Sare Shirkada Sompower Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay...
https://youtu.be/8pfIwX80Kjo
Shirkadda laydhka ee Sompower ayaa ka warbixisay adeegyada muhiimka ah ee ay bulshada u hayso,waxaanay tilmaantay in adeega shirkaddu bixisaa uu yahay mid macaamiisha iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo uu qaabilay Wasiirka Madaxtooyada Imaaraadka Carabta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay ee marti-qaadka rasmiga ku jooga Isu-tagga imaaraadka carabta ayaa kulan la qaatey wasiirka...
Dhageyso :muudeey “Moshinka Laga Keenay Jawaari saxiixayga ayuu sharci ku noqday...
ab
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey ahaana midkii qabtay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golasha Shacabka ayaa ka hadlay go’aankii...
Aqriso Xildhibaan sheegay in raga ay xaq u leeyihiin in ay...
Xildhibaan u dhashay dalka Uganda oo Wareysi siiyay Telefishin dalkaasi laga leeyahay ayaa ka dhawaajiyay hadal dood badan dhaliyay dad u badan haweena si...
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo gacan ka siinayso maamul...
Francisco Madeira, Hadalkaan sheegay mar uu kulan la qaatay Madaxweeynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi waare oo ay ka wada hadleen Qorshaha Xasilinta iyo Amni ku...
mooshin ka dhan Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari
Waxaa inkabadan 100 xildhibaan oo kamid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka u gudbiyeen mooshin ka dhan...
VIDEO Warbixin: Wabiga Shabeele Oo Guray ( DAAWO DA )
https://youtu.be/sja_INnAqHc
Halkan muqaal ahaan idin muuqata waa wabiga shabelle qeybta uu kamara dagmada jawhar gobolka shabelleada dhexe ee dowlad gobaleedka hirshabelle muuqaal ahaan sida idiin ...
Dhageyso Farmaajo “Shirkadaha shisheeye aysan wax heshiis ah la gali karaan...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo goordhaw khudbad xasaasi ah ka jeediyay Munaasabada furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay...
kenya oo ku soo durugtay xaduud beenaadka dhulka N.F.D iyo muran...
Wararka naga soo gaarayo magaalada Belad-xaawo ee gobalka Gedo ayaa soo sheegaya in maanta gabi ahaanba la xiray xadduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan...