Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Wasaarad aan shiqadeedu Muuqan kana hartay waxqabadkii Wasaaradaha kale oo shir...

0
Wasaarad aan shiqadeedu Muuqan kana hartay waxqabadkii Wasaaradaha kale oo shir aan muhiim aheyn Muqdisho ugu qabatay wasaarado kale oo shaqeeya Mas’uuliyiinta Wasaaradda gargaarka iyo...

Maamulka Dhuusamareeb oo diiday in calanka maamul goboleydyada ka suro cidna...

0
Waxaa Magaalada Dhuusamreeb ee Xarunta Galmudug Laga Mamnuucay Calanka Dowlad Gobaleedyada ay Sameesteen, inta lagu guda Jiro Soo dhaweynta Madaxweynaha iyo Shirka Dhuusamareeb. Guddiga Farsamada...

Qarax miino dhulka loogu aasay Taliyaha Saldhigga Degmada Deyniile Macalim Faarax...

0
Qarax miino oo lagu aasay Waddo ku taala xaafadda Xararyaale degmada Wardhiiglay ee gobalka Banaadir ayaa la damacsanaa in lagu qaarajiyo  Taliyaha Saldhigga Booliiska...

Dhageyso Madaxweyanihii hore ee Gamudug Maxamed Axmed Caalin” Madaxweyne Farmaajo...

0
Madaxweynihii hore Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa ka hadlay safarka madaweyne Farnaajo deegaanada Galmudug uu xiligan ku marayo,

Dhageyso Afhayeenka Alshabaab oo ka hadlay Mowqiifka Muqtaar roobow iyo Arimo...

0
Afhayeenka guud ee ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa waxa uu jeediyay khudbad la dhageysan karo muddo 38 daqiiqo iyo...

Dhageyso faramaajo oo Reer cadaado KhudbadU jeediiyey ay ku qancaan (...

0
    Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado,iyadoo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,Maamulka Galmudug,siyaasiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee...

Raiisal wasaaraha oo ka qeybgalay shir looga hadlayey ciidamada badi doono...

0
Riisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre...

Xasan Cali Khayre oo Dowlada Somaliya ku matalay shirka Madasha Dhaqaalaha...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Aduunka Kaasi oo ka furmidoono Dalka Switzerland. Shirka oo ay ka...

Fanaanada Khadiijo Cabdullaahi Daleys Oo ku Geeriyootay dalka Kanada

0
Waxaa dalka Kanada ku geeriyootay Allaha u Naxariistee Fanaanadii Khadiijo Cabdullahi Daleys oo ka mid aheyd Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Sanadihii u dambeeyay ku sugnaa...

Dhageyso Baladweyn waa Abni daro iyo biyo la,aan lacag la.aan ...

0
Magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka taagan dhibaato badan oo ay wajahayaan shacabka ku nool magaalada iyo guud ahaan gobalka Hiiraan...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com