News Somalisan
15ka may oo muqdisho laga xusay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May awgeed waxa uu Ubax dhigay Taallada SYL oo lagu...
Amniga shan degmo oo laga shiray
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka qabsoomay shir looga hadlay amniga 5 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir, kaas oo ay isugu yimaadeen...
Danjirihii saameynta badan ku lahaa doorashadii 2022 oo p hoggaamin doona...
Danjirihii saameynta badan ku lahaa doorashadii 2022 oo p hoggaamin doona xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Xog hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa...
Musharax Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan xilka guddoomiyaha Midowga Afrik wàad...
Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan waa mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, waxay horey usoo noqotay ra’iisul wasaare ku-xigeenka iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya.
Waxay leedahay...
madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si weyn loogu haysta inuu sifo sharci...
Boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay waxa ugu weyn ee ay ka hadleen dadka Soomaaliyeed waa boobka baahsan ee ku socda dhulalka danta guud ee...
Saraakiisha bolice ka oo ka Shiray dilalka tooreeyada oo Muqdisho ku...
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa Maanta kulan la qaatey Saraakiisha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir iyo Hoggaanada...
Maxkamada racfaanka oo soo gabagabeysay dacwada dilka ah ee loo heysto...
Waxaa saaka oo Axad ah mar kale Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir ka soo muuqday eedeyaane Sayid Cali oo loo heysto inuu xaaskiisa gubay.
Eeeysanahaan waxaa...
Xiliga uu furmayo shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeyay Dowlada...
Sida aan ku helnay warar ku dhaw dhaw Dowlada Somalia waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayaa 14-ka bishaan shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeyay...
Magacyada ilaa 4 WASIIR OO KA MID AH GOLLAHA WASIIRRADA DOWLADDA...
4 WASIIR OO KA MID AH GOLLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SHAQO JOOJIN LAGU SAMEEYAY.
Jowhar, 10-May-2024: Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf...
Magacyada 17-kii ergay ee QM u soo dirtay Soomaaliya tan iyo...
Dowladda Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobey weydiisatay in la soo geba-gebeeyo joogitaanka howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya oo soo socday in ka badan 10 sano, sida...