News Somalisan
Mareykanka oo sheegay inuu qabtay xubin Shabaab ah oo ka soo...
Waaxda socdaalka iyo dhaqan galinta Canshuuraha ee dalka Maraykanka ayaa sii daysey natiijada warbixinta howlgalo qaatay labo todobaad oo ay kula dagaalamayeen dambiyada ka...
Wasiir Jaamac oo ka qeybgalay meertada 2-aad ee wasiirada difaaca dalalka...
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ...
Ciidamada Booliska oo soo qabtay nin dil ka gaystay degmada Waabari
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane loo haysto inuu dil ka gaystay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.
Qoraal kasoo baxay booliska...
Ciidanka xoogga oo fuliyay howlgal lagu burburiyay fariisimo ay lahaayeen AS
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka fuliyay degaano dhaca bariga gobolka Galgaduud ee...
Suuriya & Ciraaq oo sheegay In Mareykanku ka laayey dad shacab...
Waxaa soo baxaya fahfaahino ku saabsan talaabadii uu Mareykanku ku duqeeyay 85 bartilmaameed oo ku yaalla dalalka Ciraaq iyo Siiriya isagoo ka jawaabaya weerarkii...
Wajiga labaad ee qorshaha dhimista ciidanka ATMIS oo la soo gebagebeeyey
ATMIS ayaa sheegtay iney si guul ah ku soo gebagebeysay Wajigii Labaad ee qorshaha dhimista ciidamada Midowga Afrika ee jooga Somalia
ATMIS ayaa xustay in...
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi Muqdisho ma...
Farqiga u dhaxeeyo magacaabista Gudoomiyeyaashii shalay iyo kuwa manta ee Gobolka Banaadir soo marey
https://fb.watch/p_Kr60Nj1m/?mibextid=Nif5oz
Pls waxaan dhalinyarada kula dardaarmayaa in loo diyaar garoobo lana sameysto...
Muuqaalka Xildhibaano ka hadlay haweeney ninkeedu gubay iyo mid kale...
Gudiga xuquuqul insaanka iyo Arimaha bulshada ee Baarlamaanka oo hadlay haweeney ninkeedu gubay iyo mid kale oo ninkedu tooreey ku jarjaray iyagoo madaxweynahane ka...
Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay Nin Xaaskiisa ku dilay Tooreey
Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in galinkii dambe ee Shalay uu halkaasi si naxariis daro ah uu ugu...
Haweeney ilmaheedu ku caasiyeen oo hantideeda ku saxiixaysa eeyaha iyo bisadaha..
Haweeney da’ ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda...