Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Rooble waxaa isoo gaaray fariino la iigu hanjabayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay kulan loogu duceynayay Allaha u naxariistee xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo muwaadiniintii...

Ciidanka Kenya oo si aan sharci aheyn  ku dilay in ka...

0
Ciidanka Kenya oo si aan sharci aheyn  ku dilay in ka badan 16o ruux Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay booliska Kenya in ay si...

Safaaradda Mareykanka ee Kenya oo sheegtay inaysan aqoonsanayn dukumeentiyada Somalia

0
Sida lagu sheegay War kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Nairobi in aysan aqoonsanayn dukumeentiyada Soomaaliya lagasoo qaato ee ay bixiso dowladda Feseraalka ah ee...

Al Shabaab oo shaacisay magaca iyo Qabiilka mid kamid ah ragii...

0
Labo dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab ayaa isbuucii hOre weerar toos ah ku qaaday qeybo kamid ah xeyndaabka xerada Xalane oo ah taliska ugu...

Xaaji Xasan Shiino oo lagu dilay Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo...

0
Kooxo hubeysnaa ayaa saaka Xaafada Macalin Nuur oo katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir waxaa ay kudileen Nin Oday ah kana mid ahaa dadka...

Ummadaha  Midoobay UN ka oo digniin ka soo saartay Xaalada adag...

0
Madaxa hay’adda cunnada ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay in dagaalka ka socda Ukraine uu abuuray waxa uu ugu yeereay “masiibo ka kor dhalatay...

Gobolka Bakool oo llagu dagaalay iyo faah faahin laga helayo

0
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka...

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashada oo shaaciyey tirada dacwadaha hor yaalla (Akhriso)

0
Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa soo bandhigay Cabashooyinka rasmiga ee ay go’aanka ka gaareen, Dacwadaha dib ay ula noqdeen Soo Dacwoodayaashu, cabashooyinka aan...

Ruushka iyo Ukraine: Ma waxaa la galay wejigii koowaad ee Dagaalka...

0
Marka la fiiriyo mustaqbalka, wixii dhacay 24-kii February, 2022, dadka taariikhyahannada ah waxay dhihi karaan ma ahayn billowgii Dagaalka ay ciidamada Ruushka ku galeen...

Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta daahfurtey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee...

0
Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta daahfurtey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee Bisha Barakeeysan ee Ramadaan 2022. Munaasabad lagu daah furayey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com