Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Cabdulllaahi Goodax: Guudlaawe & Dabageed waxa ay isku khilaafeen doorashada hala...

0
Waxaa bannaanka usoo baxay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudalawe Xuseen & Ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed kaddib markii ay isku...

Maxamed Cabdirisaaq: 5tii sano lasoo dhaafay Dalka waxaa soo maray Amni...

0
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyay in uu Dalka geliyay Xaalad adag...

Diiwaangelinta musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur galbeed ayaà maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku diiwaangelinaya musharrixiinta lix kamid ah kuraasta...

Jabuuti oo mas’uuliyiin u xir xirtay lacago ay musuq maasuqeen

0
Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay in lacag balaayin franc ah lagu lunsaday heshiis khiyaano ku dhisan...

Ciidamo ka gadooday in dad gaar ah loo xiro kuraasta Golaha...

0
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa lagu arkay meelo kamid ah Ciidamo ka gadoodsan in kursi kamid ah Golaha Shacabka loo xiray musharrax...

Dagaalka Ukraine: Wax ka ogow inta jeer ee lagu sigtay isticmaalka...

0
Todobaadkii ugu horreeyay ee duullaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine, ayaa Madaxweyne Vladimir Putin waxa uu sare u qaaday walaaca laga qabo in caalamka...

war deg deg ah Ahlu Sunna oo Weerar Khasaaro dhimasho sababay...

0
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku waramaya in halkaasi uu maanta ka dhacay weerar khasaaro dhaliyay oo ay...

Dowladaha Soomaaliya & Qatar oo heshiis kala saxiixday

0
Safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Amb, Xasan Bin Xamza ayaa bogaadiyay xiriirka adag ee xilligaan ka dhaxeeya dowladdaha Qatar iyo Soomaaliya. Safiirka oo u...

Ciidanka dowladda oo sameeyay howlgallo dad lagu qabqabtay

0
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo dad badan lagu qabqabtay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada...

Deni oo la kulmay Isimada Dhaqanka & laamaha Amniga Gobolka Bari

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta kulan qado ah la la...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com