News Somalisan
Madaxweynaha Zaambiya oo Noqday Hogaamiyaha mucaaradka Hakainde Hichilema
Hogaamiyaha mucaaradka Zambia Hakainde Hichilema ayaa lagu dhawaaqay inuu ku guulaystay doorashadii madaxtinimada ee sida adag loogu loolamayay todobaadkii hore.
Mr Hichilema ayaa cod aqlabiyad...
Ciidamadii Daalibaanku Xukunka ka eryadeen oo la baxsaday 22 Diyaarad nuuca...
Qaar kamid ah ciidamada Milatariga dalka Afganistan ayaa bilaabay in dalka ka baxsadaan kadib markii awoocda dalkaasi la wareegeen dagaalyahanada kooxda Daaliban oo sanado...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay la wareegitaanka Taalibaan ee Afganistaan
Wasiiro Dowlaha Wasaarada waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed (Jaabiri) ayaa sheegay in 20 sano oo waqti iyo qarash badan lagu bixiyay dalka...
Daalibaan oo cafisay masuuliyiinta iyo shaqaalaha dowlada Afganistan
Dagaalyahanada kooxda Taalibaan ee hada maamulaya dalka Afganistan ayaa isku fidinaya lana wareegaya xarumaha muhiimka ah ee ku shaqeeneysay dowlada Afganistan gaar ahaan kuwa...
Saudi Arabia Studies Fisheries Investment Project in Somalia
Saudi Arabia and Somalia are deliberating, the latter presenting the Kingdom with a feasibility study for a fishery investment project in the East African...
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo kulan la qaatay...
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo kulan la qaatay Golaha Wasiirrada dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga...
Intii soo saartay sanotarada Koofur galbeyd oo weliba loo mahadceliyey
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xaflad isugu jirtay Mahadcelin Gollaha Baarlamaanka DGKGS iyo soo dhoweynta Xildhibaanada Cusub Aqalka Sare ugu Sameeyey...
Hiiraan dad loo dilay aano Qabiil
Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay degaanka Bacda oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ku dileen laba Ruux oo kala ahaa hal Nin...
Aqriso Waa maxay sababta uu Maraykan uga baxay Afghanistan?
Waa maxay sababta uu Maraykan uga baxay Afghanistan? W.Q: Cabdirisaaq Rakuub
Nin ka mid macallimiinta ugu weyn ee wax ka dhiga amniga jaamacadaha Maraykan, ahna...