Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

RW Rooble iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ku kulmay Mombasa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo oo booqanaya dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Uhuru Kenyatta. Labada masuul...

Qaraxa galmudug dadka ku geeriyoida qaarkoo ayaan kuwaan ah

0
alle ha u naxariisto. Waa kuwaan Sawirada dad Maanta ku dhintay Qarax Miino oo Al-Shabaab wadada geliyeen taas oo ku qabsatay Gaari ay saarnaayeen...

Ra’iisul Wasaaraha oo Lagu Soo Dhoweeyey Dalka Kenya (DAAWO SAWIRADA)

0
Muqdisho, 10 Agoosto 2021- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si maqaam sare ah loogu soo dhoweeyey dalka Kenya, waxana magaalada...

Askarta Mozambique iyo kuwa Ruwanda oo Alshabaab dhul ka qabsaday

0
Ciidamada Mozambique oo ay taageerayaan ciidamada Ruwanda ayaa sheegay in ay jihaadiyiinta ka qabsadeen magaalada dekedda leh ee Mocimboa da Praia oo ku taal...

Bilashada sanadka cusub ee hijriyada Kullu Caam Wa Antum Bikhayr

0
Haayada Khayriga ah ee Jimciyatul Axbaab Oo Muslimiinta Caalamka Ku Hambalyeysay Curashada Sanadka Cusub ee Islaamka 1443 Kullu Caam Wa Antum Bikhayr   Jimciyada horumarinta bulshada ee...

Iska jir oo ka ilaali naftaada iyo inta aad garaneyso tanoo...

0
Akhriso Qiso xanuun badan oo ay la kulantay Rowdo Cabdi Xasan. MAXAA IGA QABSADAY QALIINKII? 18/10/2020 ayaa qaliin la igu sameeyay waxaana qaliinkaas igu sameeyey isbitaalka...

Gabar 14 jir ku umul Raacatay oo Reerkii laga Doontay walaasheed...

0
RIWAAYAD: Qoyska gabadh 14 jir ah oo dhimatay markay umul raacatay  ayaa ninkeeda u soo bandhigtay walaasheed oo 9 jir ah si ay u...

Use  double  masks  coz  new  covid-delta Is  different,  deadly  & ...

0
Use  double  masks  coz  new  covid-delta Is  different,  deadly  &  undetectable:   With the new covid delta virus there is:   No cough No fever   Just a lot of:   Joint-pain Headache Neck pain Upper back...

Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo gaaray maamul goboleyada Milxiiskaa

0
Dhawaan waxaa soo shaac baxay khilaaf salka ku haaya awooda maamulka dalka oo u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Shaqaalaha dowlada oo loo fasaxay curashada nasadka cusub ee hijriyada 1443

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah inay fasax yihiin maalinta...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com