News Somalisan
Somalia’s Renaissance A Welcome Respite For The Horn
Previous governments in Somalia were fraught with perpetual political bickering that oftentimes crippled service delivery, resulting in the incessant replacements of prime ministers. However,...
OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI
OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI(Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya) Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo China Electronics Shenzhen...
Ramadaanta iyo Cimriga. Qofka
Assalaamu Calaykum,
Ramadaan Wacan Walaalayaal.
Waqtigu wa nimco tan ugu weyn ee Ilaahay SWT ina siiyey,waqtigu wuxuu jaanis inoo siinayaa inaynu qabsano hawleheenna adduun iyo tan...
Dilalka ciidamadu u geysanayaan bajaaj wadayaasha oo si xowli ah uga...
Askari ka tirasn ciidamada Booliska ayaa toogasho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj ku sugnaa degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir galabnimadii maanta.
Falka dilka Darawalka...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulamy Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Afrika...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Dalka Koonfur Afrika Mudane Cyril Ramaphosa.
Madaxwynaha oo munaasabaddan...
Khubadda Marwada Koobaad.mp4
Marwada Koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa Safar shaqo ku timid dalka Turkiga, Kadib Martiqaad Rasmiya oo ay ka heshay dhigeedda dalka Turkiga Emine Erdogan,...
gacan ku dhiigle Muqdisho dil ka geystay oo maxkamadi xukun ku...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo ayaa xukun Dil toogasho ah ku riday Askari Darawal Mooto Bjaajle ahaa ku dilay Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan...
Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee Maaliyada ee shaqada laga eryey...
Xafiiska Hantidhowr Guud ee Qaranka ayaa xayiraad safar ku soo rogay guddoomiyihii K/xigeenkii hore Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur.
Akoonadiisa gaar ka ah ayaa sidoo...
New UNDP Resident Representative Arrives In Somalia
The UN Development Programme (UNDP) on Thursday welcomed its new resident representative for its country program in Somalia, Jocelyn Mason, to Mogadishu. Mason is...
Security Forces Arrest Two Suspects in Connection With The Foiled Attack...
Security forces in Guriel town of Galgaduud region have arrested two suspects in connection with a thwarted bomb explosion. An Al-Shabaab suicide bomber on...