Home Afsomali Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee Maaliyada ee shaqada laga eryey ayaa...

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee Maaliyada ee shaqada laga eryey ayaa hadana hantidhowraha guud Amar Adag dul dhigay xil ka qaadidiisa ka dib

Xafiiska Hantidhowr Guud ee Qaranka ayaa xayiraad safar ku soo rogay guddoomiyihii K/xigeenkii hore Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur.

Akoonadiisa gaar ka ah ayaa sidoo kale hakad uu galiyay arrimo baaritaanno lixiriira darteed.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee xalay xil ka qaadis ku sameeyay, waxaana uu u magacaabay Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere).

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.