somalisannews
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo arrin Muhiim ah kala hadlay James Swan
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...
Full VIDEO Nuxurka Khudbadda Musharax Madaxweyne Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya..
https://youtu.be/gWTI9Ig3u-0
Anigoo tixgelinaya codsiga shacabka Soomaaliyeed, waxaan go’aansaday in aan mar kale isu sharaxo xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Nuxurka Khudbadda Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya..
Madaxwayne Maxamed...
Al Shabaab oo Shaacisay tirada Ciidamada ATMIS uga dileen weerarkii Ceel-Baraf
Dagaalyahno katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada ATMIS ee midowga Afrika...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Saxafiinta ku sugan Soomaaliya ay Halis...
Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay shaacisay in ay xoojinayso dowrka fir-fircoon ee hawl-wadeennada warbaahinta dalku ka cayaaraan bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda...
Askari gabar ku dilay agagaarka agagaarka Maxkamadaha ee Magaalada Hargeysa ...
Askari katirsan Ciidamada Booliska Somaliland ayaa rasaas uu furay waxaa xalay ku geeriyootay Najma Cabdillaahi oo kamid aheyd Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Somaliland.
Falkaan ayaa waxaa...
Maamulka Mustafe Cagjar oo mar kale Gacanta ku dhigey Hub farabadan...
Ciidanka gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigey Hub farabadan oo ka kooban 18 korod/Qarqooro oo rasaas ah oo ay kujirto...
Alshabaab oo dagaal kula ciiideystay Weerar iyo Qaraxyo ay ku qaadeen...
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku billowday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxaa ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka...
Full VIDEO Taliska bolice ka oo digniin ka soo saaray internetka...
https://youtu.be/T60fc9BB6CE
somalisan Taliska bolice ka oo digniin ka soo saaray internetka talephonada iyo adeega guud ee korpntada i
Taliska bolice ka ayaa digniin ka soo saaray...
Maamulka Jubbaland waxaan soo gabagabeynay 16kii gursi ee garba haarey...
Gudoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa faah-faahiyay howlaha shaqo ee maanta u qabsoomay guddiga...
Al-Shabaab oo mar kale la wareegay gacan ku heynta dagmada matabaan...
Xubno katirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta waxaa ay si nabadgalyo ah kula wareegeen degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Degmada Matabaan ayaa waxaa...