wareegto ka soo baxday xafiiska Raiisal wasaare rooble ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Arimaha dibada Axmed Ciise cawad waxaana xilkaa uu u magacaabay Mohamed Abdirizak Mohamoud Abuubakar
wareegtada ayaa waxaa saxaafada u a qriyey Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo hidaha Cusmaan Dubbe
Raisal Wasaare Mohamed Hussein Rooble ayaa hadda u magacaabay Mohamed Abdirizak Mohamoud Abuubakar Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dowladda Federalka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale Safiir u magacaabay Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Danjire Ahmed Ciise Cawed