Home Afsomali Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo War kasoo saaray shaqaaqadii Baydhabo & baaqna diray

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo War kasoo saaray shaqaaqadii Baydhabo & baaqna diray

Golaha Wakiilada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray bayaan ka kooban ilaa 10 qodob, kaas oo ay ku cadeynayaan mowqifkooda ku aadan xaaladda Koofur Galbeed iyo codsi ay u jeedinayaan Dowladda fedeeralka iyo qodobo badan.

Qoraalka ay Xildhibaannada Koonfur Galbeed soo saareen ayaa waxaa ay kaga tacsiyadeyeen dadkii ku dhinteen shaqaaqadii Maalin ka hor ka dhacday Magaalada Baydhabo, iyaga oo sidoo kale ku baaqay in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.