Home Afsomali Booliis Soomaaliya oo amaan loogu soo jeediyay ah Xaflad ka dhaceysay Dalka...

Booliis Soomaaliya oo amaan loogu soo jeediyay ah Xaflad ka dhaceysay Dalka Ruushka

Saraakiil Booliis Soomaaliyeed ah ayaa aqoon kororsi u jooga Dalka Ruushka kuwaaasoo ay dirtay Dowlada Soomaaliya.
Wararku waxay tilmaamayaan in saraakiishaani lagu casuumay Xaflad dhaqameed uu soo qaban qaabiyey Mac-hadka ay wax ka bartaan.
Xafladda intii ay socotay waxaa Saraakiisha Soomaalida ah lagu gudoonsiiyey abaalmarino ay ku mutaysteen dhaqan wanaagooda.
Sidoo kale waxaa lagu amaanay Saraakiisha Booliiska Soomaalida  siday diyaarka ugu yihiin inay ka faa’iideystaan fursadda aqoon kororsiga ee ay heleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.