Home Afsomali Booliska iyo dibad-baxayaasha Kenya oo isku dhacay

Booliska iyo dibad-baxayaasha Kenya oo isku dhacay

Isku dhacyo ayaa dhexmaray booliska iyo dibad-baxayaasha isbahaysiga mucaaradka Kenya kuwaasi oo maanta qeybo ka mid ah dalka Kenya ka dhigayay dibadbaxyo ay uga soo horjeedeen dowladda madaxweyne William Ruto.

Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya maanta waxaa inta badan yaraaday dhaq-dhaqaaqii ganacsiga iyo dadweynaha, waxaana la arkayay ciidamada booliska oo sunta dadka ka ilmaysiisa ku kala eryaya dibad-baxayaasha.

Faah-faahinta warkan waxaa Nairobi kasoo direy Khadar Maxamuud Xareed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.