Home Afsomali Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooda ispital ku yaal dalka Jarmaka

Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooda ispital ku yaal dalka Jarmaka

Waxaa dalka jarmalka ku geeriyooday fanaankii weynaa ee qaranka soomaaliya Cabdi Cali Bacalwaan sida uu xaqiijiyay wariye Maxamed Aweys Muudeey oo si dhow ula socday xaaladiisa.

Rabi ha u naxariistee Bacalwaan ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Mainz ee jarmalka halkaas oo xanuun loo seexiyay.

Marxuumka ayaa xaaladiisa caafimaad ay liidatay maalmihii u danbeeyay wuxuuna ku jiray Coma oo ah xaalad miir dabool ah .

Cabdi cali Bacalwaan ayaa ka mid ahaa tiirarkii kooxda qaranka ee hobalada waabari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.