Home Afsomali Cabduweli Gaas & Cumar Cabdirashiid oo kasoo horjeestay furitaanka Dastuurka Puntland

Cabduweli Gaas & Cumar Cabdirashiid oo kasoo horjeestay furitaanka Dastuurka Puntland

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo war ka soo saaray waan-waantii ay ka wadeen Puntland.

Siyaasiyiintaan ayaa waxaa ay kasoo horjeesteen in la furo Dastuurka dowlad Goboleedka Puntland, iyaga oo dalbaday in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda oo ah 8-da Janaayo sanadka 2023.

Halkan ka Daawada Warsaxaafadeed ay soo saareen oo uu Akhrinayo Cabduweli Gaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.